Hanqadh iyo hillaac bililigliyo, halalac roob baa leh

onlfman@yahoo.com

Sunday, January 22, 2012

Hooyadan hurdada waydayee hibasha ooyaysa waxaa curiyay Abwaan Hurre Dabayl.

›
Gabaygan waxaa curiyay wuxuuna kaga hadlayaa dhibaatooyinka ay dumarka Soomaliyeed dagaalada kala kulmayaan. 1 Habeen dumay habaarada ...
Tuesday, January 17, 2012

Gabaygi la magac baxay bili, waxa cudiyay abwanadha weyn ee heer ogadeenya

›
1. Abwaanada murtida soo bandhiga midba baabe. 2. Bidhikaale yaalbaa jiriyo bawsi la abraare. 3. Basar xumiyo qaarbay ka tahay dhaqanka...
Saturday, September 18, 2010

bal maxay indhuhuu ka eegayaan

›
bal maxay indhuhuu ka eegayaan bal muxu afkuna ku amaanaya bal maxay indhuhu ka eegayaaney bal muxu afkaaguna ku amaanaya beri aad ogayd a...
Tuesday, November 3, 2009

WAA GABAY QIIRO LEH OO MAQAAL IYO AKHRISBA AH ( DHAMAC).

›
Waxaan halkan idiin soo bandhigaynaa gabay cusub(DHAMAC) oo ay tirisay abwaanadda caanka ah ee ka tirsan halgamayaasha jabhadaha xordoonka e...
2 comments:
Thursday, September 10, 2009

Dhulkaygoow maanso cusub waxaa curiyay: Abwaan Maxamed Cabdiqaadi

›
Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Marka aan dharaar wacan Adoo ladan dhulkeygoow Wadar geelu dhalayoo Lo'du dharab janjanato...
Tuesday, July 14, 2009

Jeceliyayey Jamaad Dhulka hooyo

›
jecliyaaye jamaad dhulka hooyo jecliyaaye xornimo aan ku joogo jecliyaaye jigjiga dhagax buur jecliyaaye hargeysoo la jaara jecliyaaye awaar...

Heesata Hibo nuura ee "AFrika"

›
Afrika dhaxan iyo qaboow maleh Afrika kul ku dhibaaya malaheyn Dhirteeduna waa udgoon Dhulkeeduna waa ugbaadoo Inaan dhax tagaan rabaa Meel ...
›
Home
View web version

About Me

Unknown
View my complete profile
Powered by Blogger.